Weriye caan ah oo caawa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus

Weriye C/casiis Maxamed Guuleed (Afrika) oo ka mida weriyeyaasha u shaqeeya Warbaahinta Dowladda iyo Soo-saaraha Barnaamijka Gungaar ayaa caawa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus. “Inkastoo aanan wax calaamad ah isku arkin, haddana waxaan ka mid noqday caawa Dadka Soomaaliyeed ee laga helay COVID-19 ka dib baaritaan la igu sameeyey”. ayuu ku yiri weriyaha qoraal … Continue reading Weriye caan ah oo caawa shaaciyey in laga helay cudurka Coronavirus